Jawar Maxamed oo xabsi la dhigay iyo xiisada ka taagan Adis Ababa oo kasii dareysa

Magaalada Adis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya waxaa saacadihii lasoo dhaafay ka socday banaan baxyo rabshado wata oo ay dhigayaan dad kasoo jeeda Qowmiyada Oromada oo ka careesnaa dilka Fanaan caan ah loogu geestay Adis Ababa. Rabshadaha ayaa sii xoogeestay markii ciidamada amaanka Itoobiya xabsiga dhigeen Hogaamiyaha taageerada badan ku dhax leh Oromada Itoobiya Jawar … Continue reading Jawar Maxamed oo xabsi la dhigay iyo xiisada ka taagan Adis Ababa oo kasii dareysa